Hargeysanews.com – 24 hours news channel


WASIIRKA DIINTA IYO AWQAAFTA OO HADLAY FILIM KARTOONKII LAGU CAAYEY NABI MUXAMED,/5/2/2006

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta sheekhmuxumed Suufi ayaa manta shir jaraa id oo uu xafiis kiisa ku qabtay waxaa ku sheegay in uu aad uga xunyahay fimi kartoon kii ;lagu dhaleeceeyey NABI MUXUMAED nabad geliyo iyo naxariisi korkiisa ha –ahaatee waxaanu wasiirku sheegay in uu yahay arinkaasi mid kicinaya iskuna diraya shcuubta kuwada nool caalamka ee kala aamin san diimaha kaladwan waxaanu wasiirku intasi kudaray in aanu NABI MUXAMED C.SW.geyin aflagaado iyo cay maadaama uu ahaa kii uu ilaahay uso diray caalamaka oo dhan sila markaana uu ahaa naxariis u ilaahay kumanaystay umadiisa,
Dhinaca kalana wasiirka shirkiisaa jaraa id waxaa ku wehelinayey qaar kamida culimada waa weyn ee reer Somaliland wxaana kamid ahaa sheikh Ismaaciil Cabdi Hure {ismaaciil dheeg}iyo agaasimaha wasaa radaasi sheikh maxamed axmed Cali oo iyaguna sheegay in ay cambaa reynayaan falkaa foo shsa xun ee lagula kacay Rasuulkii Suubanaa ee uu ilaahay inoo so diray,
Hadaba qoraalkii uu wasiirku halkasi ka akhriyeyna isaga oo dhamystiran waxa uu uqraa sedan,
Taariikh 5/2/2006/
UJEEDO BAYAAN CULIMO
Culimada rer Somaliland iyaga oo aad uguxun waxa ay dhalee caynayaan aflagaada foosha xun ee nacaybka iyo karaahiyadu kamuuqato ee ay kula keceen qaar kamida wadamada rer galbeedku Rasuulka Suuban oo caalamka oo dhan ilaahay usoo diray naxariisna u-ah,
Arintan waxaanu u-arganaa inay tahay midaan cudur daara lahayn oo khatar ku ah geganaan shaha aduunka iyo wada nool aan shaha dadka kala diimaha ah ee caalamka kuwada nool,
Waxay arintani ugu dambeysay dhacdooyin faraban oo oo dhowra oo beryahan dambe kadhacayey dalalka reer galbeedka,sidii tii lagu nijaaseeyey kitaabka kariimka ah ee kadhacdaya xabsi kuyaala GUATANAMOBAI oo meesha uu maraykanku kuhayo maxaa biista silaamka,
Waxay arintani colool xumo kubeereysa dhamaamba dadka muslimiinta ah ee kunool aduuna oo dhan,
Sidaasi darted dadka arinatani ku kacay waxaanu u so jeedinaynaa inay kawaantoobaan falalaka noocan oo kale ah iyo walibana in ay raali gelin kabixiyaan wixii dhacay,
Dadka muslimiinta ah waxaanu ugu baaqaynaa in ay ilaa shadaan diintooda muqadas ka ah iyo in ay dul qaad iyo samir muujjiyaan marka ay timaado xaaladan oo kale sida xiligan taagan oo kale,

ALAA MAHAD LEH,MUXAMED BAA SHARAF LEH,

[email protected] XADIIS MAXAMED XADIIS

Author:
(2/5/2006)


All Rights Reserved With HargeysaNews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *